Wasaaradda Caafimaadka Israa'iil oo Ka Digtay Safarrada loo Galo Congo oo uu Cudurka Ebola Ku Dhuftey
Wasaaradda Caafimaadka Israa'iil ayaa ka digaysa safarrada loo galo Jamhuuriyadda Dimuqraadiga ah ee Congo oo uu cudurka Ebola ku dhuftay, waxayna ku baaqaysaa in taxadar la muujiyo safarrada Kenya iyo Nigeria.