Binyamiin Netanyaahu oo doonaya xubno ka soo goosta xulafada mucaaradka
Ra'iisul Wasaare Binyamiin Netanyaahu ayaa la sheegay inuu ka shaqaynayo sidii uu ugu qancin lahaa xisbiyada mucaaradka inay ku soo biiraan dawladdiisa iyadoo tirinta codadka doorashada ka dib ay socoto.