In ka badan 7,400 oo Israa'iili ah ayaa laga soo celiyay Dubai, iyadoo hawlgalku ku sii dhawyahay dhamaadkiisii
In ka badan 7,400 oo Israa'iili ah ayaa laga soo dejiyay magaalada Dubai iyo Abu Dhabi, iyadoo maalinta Khamiista la soo gabagabeeyay hawlgal lagu soo celinayo muwaadiniinta.