456 Qof ayaa loo Dhaadhiciyey Isbitaallada Tan Iyo Markii Dagaalku Bilowday, Wasaaradda Caafimaadka Israa'iil Oo Sidaas Tiri
Wasaaradda Caafimaadka Israa'iil ayaa sheegtay in 456 qof loo daad-gureeyay isbitaallada tan iyo markii uu dagaalku bilowday, iyadoo 86 qof ay hadda ku jiraan isbitaal.