Ra’iisul Wasaare Binyamiin Netanyaahu wuxuu shaaciyey inuu aqbalayo casuumaad ka timid Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump, isla markaana uu ku biirayo Golaha Nabadda ee Sare, kaas oo ka koobnaan doona hoggaamiyeyaasha adduunka.