Ra'iisul Wasaare Netanyaahu oo Casuumay: Ra'iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi oo Maanta Ku Soo Gaaraya Israa'iil Booqasho Taariikhi Ah
Ra'iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa maanta gaaray Israa'iil booqasho taariikhi ah, isagoo martiqaad ka helay Ra'iisul Wasaare Binyamiin Netanyaahu, si loo xoojiyo xiriirka dhaqaale iyo midka amniga.


