Netanyahu iyo Katz: Milatariga Israa'iil wuxuu burburiyay shabakad weyn oo tunnel oo Xisbullaah ku lahaa Lubnaan
Ra'iisul Wasaaraha Israa'iil Binyamiin Netanyaahu iyo Wasiirka Difaaca Yoaaf Galant ayaa ku dhawaaqay in ciidamadu burburiyeen shabakad weyn oo tunnel oo ay maalgelisay Iran oo ay leedahay Xisbullaah oo ku taalla koonfurta Lubnaan.