Israa'iil Waxay Qabashay Dayuurad aan Duuliye Laheyn oo Ku Dhaw Eylaad, Waxaa La Rumeysan Yahay in Loo Soo Riday Yaman
Ciidamada Difaaca Israa'iil ayaa soo qabteen diyaarad aan duuliye lahayn oo ka soo dhawaatay dhanka bari ee Eylaad, waxaana la tuhmayaa in diyaaraddan laga soo riday Yaman.
