
Wasiirka Arrimaha Dibadda oo Ku Baaqay in Yuhuudda New York ay u Guuraan Israa'iil
Wasiirka Arrimaha Dibadda Israa'iil: Halis ayaa Yuhuudda New York ku qabta, u guura Israa'iil Wasiirka Arrimaha Yuhuudda Dibadda ee Israa'iil, Camiir Xaydar, ayaa digniin ka soo saaray khatar sii kordheysa oo ku qabata Yuhuudda ku nool Magaalada New York, isagoo ku baaqay inay u guuraan Israa'iil, iyadoo laga walaacsan yahay xiriirka duqa cusub ee magaalada la sheegay inuu la leeyahay Xamaas.








