Wasiirka Arrimaha Dibadda Israa'iil oo la sheegay inuu booqanayo Somaliland
Wasiirka Arrimaha Dibadda Israa'iil, Gidcon Saar, ayaa la sheegay inuu gaadhay Somaliland, isagoo ku soo hagaagay booqasho taariikhi ah, taasoo ah tii ugu horreysay oo uu sameeyo sarkaal sare oo Israa'iili ah tan iyo markii Israa'iil si rasmi ah.
