Laba Askari oo ka tirsan Ciidanka Cirka Israa'iil oo lagu soo oogay dacwooyin basaasidda Iran
Laba ka tirsan Ciidanka Cirka Israa'iil ayaa lagu soo oogay dacwooyin ku saabsan dembiyo amni oo la xiriira sirdoonka Iiraan, iyagoo lagu eedeeyay inay bixiyeen macluumaad milatari oo xasaasi ah.