Saddex Xubnood oo Ka Tirsan Argagixisada Xisbullaah Oo La Dilay Waqooyiga Wabiga Liitaani
Ciidamada Difaaca Israa'iil ee Guutada Golaani waxay dileen saddex ka tirsan Xisbullaaah oo isku dayayay inay gantaallo aan duuliye lahayn ka soo diraan waqooyiga webiga Liitaani, waxaana sidoo kale ay heleen oo ay burburiyeen kayd gantaallo ah.